Xikmadaha Waxbarashada

 



  1. Waxbarashada Ma Ahan Buuxinta Weel Ee Waa Holcinta Shumaca Ardayga. 
  2. Gabar Waxbaratey Waa Bulsho Waxbaratey.
  3. Waxbarashada Waxay Aduunka Umaamushaa Si Aysan Ciidanka umaamulin. 
  4. Qofkii iskuul Fura Waxa Uu Xiray Xabsi. 
  5. Waxbarashada Lagama Weynaado. 
  6. Waa in Uu Qof Wax baro iyaga , Hadii Aanan Anigu Waxbarin Yaa Waxbaraayo ? Hadii Aan Hada Wax labarin, Goormaa Wax Labarayaa ? Waa in Aynu Hada Qabanaa Howshaas. 
  7. Waxa Kaliya Ee Aan Oran Karan Karo Aniga Ayee Qeexitaan iga bixineeysaa Waa in Aan jeclahay inaan Waxbarto. Waxa Aan Ka Helaa Farxad Waxyaabaha Cusub. Waxa Aan Gataa Buug Kabadan inta Aan Aqrin Karo Ama Dhameeyn Karo. 
  8. Waxbarashadu Ma ahan Hab Looga Baxo Saboolnimada, Ee Waa Habka Loogula Dagaalamo iyada. 
  9. Macalinka Waa in Uu Leeyahay Maskax Halabuur Leh.
  10. Wali Lama Aan Kulmin Ruux Aqoondaradiisu Gaartey Heer Aan Waxba Ka Faa,iidin. 
  11. Dadka Waxba Ma bari Karno, Kaliya Waxa Aynu Ka Caawin Karnaa in ay Aqoonta iyagu iska Dhex Raadiyaan. 
  12. Ninka Yiraahda “in igu Filan Waan Bartey oo Waxbarasho Sii Wadi Maayo “Waa in Loo Arko in Aanu Waxba Garaneyn. 
  13.  Qofka Waxbarta Laakiin Aan Ku Dhaqmin Waxa Uu Lamid Yahay Sida beer Qof Caro Ku Rogay , Laakiin Aan Waxba Ku Beeran. 
  14. Maskaxaha Ugu Wanaagsan Ee Qaran Waxaa Lagaa Yabaa in Ay Ku jiraan Safka Ugu Dambeeya.
  15. Natiijada Ugu Sareeya Ee Waxbarashada Ka Dhalata Waa Dulqaatka 
  16. Waxaan Aan Hayaa Seddex Sheey oo La iga Barto:- Daacadnimo, Dulqaad, Naxariis. Seddexdaani Waa Keydkaaga Maaliyadeed Ee Ugu Weyn. 
  17. Bulsho Manoolaato Hadii Afkeedu Dhinto,Af Ummadiisu Nooshahay Ma Dhinto.
  18. Beri Waxa Ay inaga Rajeyneysaa in Aynu Shalay Waxkasoo Baraney. 
  19. Habka Loola Dagaalamo jaahilnimada Waa in Lamaalgaliyaa Waxbarashada. 
  20. Waxma Bari Kartid Nin, Waxa Kaliya Ee Aad Awoodaa Waa inaad Ka Caawisaa inuu isagu Helo. 115  Barahu Waxa Uu Furaa Albaabka, Laakiin Waa in Aad Adigu Kabaxdaa Ama Gashaa. 
  21. Waxabarashada Waligeeyd Waa Furaha Dhaqaalaha iyo Kobcinta Siyaasada. 
  22. Macalimiinta Waxaad Ka Heli Ka Heli Kartaa Caawimo , Laakiin Adiga Ayaa Naftaada Waxbadana Bari Karo inta Aad Kaligaa Qol Cidlo Ah Fadhiisato. 
  23. Sirta Waxbarashada Waa ixtiraamida Ardayga. 
  24. Waxbarashada Waa Hooyada Hogaaminta
  25. Kaliya Aqoonyahanada Ayaa Xur Ah. 
  26. Aqoonta Waa La Doontaa Ee iyadu Ma Timaado. 
  27. Aqoonta Waxaa Amaan Ugu Filan Qof Aan Lahayn, Hadii Lagu Sheegana Uu Ku Farxo. Jaahilnimada Waxaa Xumaan Ugu Filan inuu Diido Qofkii Ku Sugnaa Hadii Lagu Sheegana Uu Ka Xanaaqo. 
  28. Iska jir Aqoonta Beenta Ah Waa Ka Khatar Badan Tahay jaahilnimada
  29. Maku baraa Waxa Ay Aqoontu Tahay ? Marka Aad Garaneeysid Wax ka Sheeg inta Aad Garaneysid , Marka Aadan Garaneyn Waxaad Ogolaataa in Aad Garaneyn. Aqoontu Waa Midaas.
  30. Aqoonta Aan Ficil Lasocon Waa Wax Aan Waxba Tareyn, Ficil Aan Aqoon Lahayni Waa Wax Aan Waxba Tareynin. 1
  31. Xididada Waxbarashada Waa Qaraar, Balse Miraheedu Ayaa Macaan Ah. 
  32. Waxbarashada Waa Furaha Lagu Furo Albaabka Dahabka Ee Xoriyadda. 
  33. Waxbarashada Ma Ahan Barashada Xaqiiqooyinka Ee Waa Ku Tababarida Maskaxda in Ay Fakarto.  Marka Aynu Dadka Bareeyno Fakarka Waynu Xoreynaa, Balse Marka Aynu Wax uyeernieyno Waxaynu Ku Dareeynaa Duur joogta. 
  34. Waxa Ay Calaamad utahay Maskax Aqoon Leh in La Awoodo Soo Dhaweeynta Aragti Aan La Aqbalin. 
  35. Kuma Filna inaad Heysato Maskax Wanaagsan,Waxa ugu Weyn Waa in iyada Si Fiican Loo isticmaalo. 
  36. Hadii Aanad Dooneyn inaad Waxbaratid,Qofna Kuma Caawin Karo, Hadii Aad Rabtose in Aad Waxbaratid,Ruux Kuma Hor istaagi Karo. 
  37. Waxbarashada Waa Waxa Kaliya Ee Ruuxa Kusoo Hara Marka Uu ilaawo Waxa Uu Dugsiga Kusoo Bartey. 
  38. Waxbarashadu Waxay Ka Dhigan Tahay Holcinta Shumaca Ardayga, Ee Ma Ahan Buuxinta Weel. 
  39. Waxbarashada Ma ahan Hab Looga Hortago Saboolnimada, Ee Waa Hab Loogula Dagaalamo. 
  40. Macalinku Waa in Uu Leeyahay Maskax Halabuurnimo.
  41. Qofkasto Mar Uun Aad La Kulantey, Waxa Uu Yaqaanaa Waxa Aadan Horay u aqoonin. 
  42. Hadii Aqoontu Dhibaato Abuuri Karto , Ma Aahan Aqoondarada Xalka Aynu Raadineyno.
  43.  Aqoontu Waa Nolosha Garaadka. 
  44. Maalgalinta Waxbarashada Lagaliyo Waa Mida Ugu Faa,iidada Badan. 
  45. Aqoonta Waa La Doontaa Ee iyada Ma Timaado. 
  46. Sirta Waxbarashada Waa ixtiraamida Ardayga. 
  47. Waxbarashada Waxa Ay Bixisaa Hal-Abuurnimo .Hal-abuurnimada Waxay Keensataa Fikir,Fekraduna Waxay Keensataa Aqoon, Aqoontuna Waxay Kaa Dhigtaa Midka Ugu Sareeyo.
  48. Hadii Aynu Rabno in Dunidab Xasilooni Dhab Ah Gaarno, Waa in Aan ubadkeena Waxbarnaa. 
  49. Waxbarashada Ma ahan Diyaargarowga Nolosha, Waxbarashadu Waa Nolosha Laftirkeeda. 
  50. Waligeyga Ardaydeyda Wax uma Dhigin, Kaliyaata Waxa Aan Tusaa oo Aan Siiyaa Sharuudaha Wax Lagu Barto. 
  51. Noqo Arday isbedel, Waa Waxa Kaliya Ee Aan isbedeli Doonin. 
  52. Aqoonta Aan Ficil Lasocon Waa Waxa Aan Waxba Tareeyn. 
  53. Buugaagta iyo Waxkastoo La Qoro Waxay Ay Argagax Galiyaa , Kuwa Raba in Ay Daboolaan Runta. 
  54. Subax Kasto Nafteyda Waxa Aan Xusuusiyaa :Majiraan Waxa Aan Maanta iraahdo oo Aan Waxkabaran Doono , Sidaa Darteed Hadii Aan Rabo inaan Waxbarto, Waa in Aan Wax Dhageeystaa. 
  55. Kan Waxbarta Ee Aan Fakerin Waa Uu Qasaaray, Kan Fekera Laakiin Aan Waxbaranin, Waxa Uu Ku jiraa Khatar Aad uweyn. 
  56.  Kaliya Aqoonyahanada Ayaa Xor Ah. 
  57. Kama Xishoonayo inaan Qirto inaan jaahil Ka Ahay Waxii Aan Aqoonin.


0 Comments