Xikmadaha Qoraaga

 


  1. Ka Tag TalaaboWanaagsan Halkii Aad Qaadi Lahayd Tilaabo Xun oo Xumeeyso Masiirka Tagtadaada. 
  2. ilaaheey Qaadir Waaye Qadarka Uumay, Asigaa Qudradiisa Cid Kale Lagu Qiimeeyn,Allow Qabka Waa Quus Qabweynida iga ilaali. 
  3. Kafagaw jahwareerka Kuna Adkeeyso Go aankaaga Hana Ka Tagin Haldoorkaaga Shaqsiyadaada. 
  4. Socodku Waa Halgan Kartidu Waa iska Keenis Dadaalku Waa Hawl Go aan Qadsahadana Waa Halbeeg. 
  5.  Gabadha Quruxdeeda Waa Xirmida iyo Xardhida Xijaabka Wannaagsan Hadii Ay is Qaawinta Ay Qurux Tahay, Daanyeertaa Noqon Lahayd Mida Ugu Quruxsan Kheyrkaaga Waxaad Ku Dhaaftaa Xiskaagana Ku Wannaagsanyahay Xishoodkaagana Kuwacanyahay Asturka Wannaagsan . 
  6. Walaal Qadari Qiimahaaga Qiimeey Qaabkaaga Dhankastaba Ha Ahaato jirkaaga Suuban Suuradaada Wanaagsan Quruxda Alle Kuugu Deeqay Miyaad Kheyrkaaga La Qeybasaneeysaa Waa Qab iyo Qaabdaro Aad Kheyrkaaga Kaga Hari Doonto. 
  7. Gabar Waliba in Ay Kuugu Fakarto Waaye, Ee Ma Ahan in Aad Gabar Waliba Ku Fakarto. 
  8. Waqtigaaga oo Dhan Haka Dhigin Mashquul,Cid Walibana Hasiinin Fursad,Maxaa Yeelay Dadku Wey Tagayaan oo Waxay La Tagayaan Waqtigooda,Balse Waqtigaaga Qiimo Hakuu Yeesho. 
  9. Hadii Uu Caqligaaga Taamyahay Murti Gabay Hees Tix iyo Tiraab Aad Ku Tabiso Kuna Tilaabsato Marinka Wanaagsan Waxaad Heysaa Tubta Lagu Tanaado Lagu Taabo Qaado Marbey Toosnaan Doontaa Tilaabtaada. 
  10. Inaad Waxabadan Hadasho Waxaa Ka Qiimo Badan ,Ku Hadalka Hal oraah oo Xikmad Badan. 
  11. Hadaad Rabtid Qiimaha Caafimaadkaaga Booqo isbitaalada, Hadaad Rabto Qiimaha Dhimirka Booqo Goobaha Dadka Waalan, Hadaad Rabto Qiimaha Xoriyada Booqo Xabsiyada , Hadaad Rabto Qiimaha Cilmiga Baro Cilmiga, Hadaad Rabto Nolol Farxad Leh iyo Xasilooni La Socoto Booqo Kitaabkii Alle iyo Salaada.
  12. Wax badan oo Aad Aqrido Waa Waxbadan oo Aad Cilmi Hesho, Waxbadan oo Aad Hadasho Waa Waxbadan oo Qiimahaaga Hoos udhaco, Waxbadan oo Aad Fakarto, Waa Keenida Fikrad Wax Ku ool Ah, Waxbadan oo Naftaada oo Aad La Kali Noqoto Waa Dareemida Kalsooni Xasilooni, iyo Daganaan. 
  13. Waxii Tagay Ma Xuso , Waxa Soo Socdana Ma Hordhaco , Balse Taaganta Ayaan Toosiyaa. 
  14. Ku Kalsoonow Naftaada oo Kor uqaad Qiimahaaga, iska indho Tir Hadalada Badan oo Aan isbadalka Lahayn. 
  15. Sameeynta Ficil Wanaagsan Ayaa Ka Haboon , Dhihida Hadal Wanaagsan oo Aan Natiijo Lahayn.  Hadii Ay Kaa Tagaan Kuwa Aad jeceshahay Sugo Waxaad Heli Kuwa Ku jecel oo Nolosha Kuugu Wehliya Kuwa Kaa Tagayna Uga Mashquul Danahaaga. 
  16. Doontu Waxay Dhex Ahaatey Biyaha Dushooda ,Balse Biyaha Doonta Ma Dhex Ahaanin Sidaa Darteed Adiga 48 Aduunyada Ahaaw Balse Qalbigaaga Aduunyada Yeysan Dagin.
  17. Hadii aanad Guul Qorsheyn Macnaheeda Ma ahan inaad Qorshe Lahayn Balse Waxaad Si fudud u Qorsheysey Guuldarada.
  18.  Hadafku Waa Abuurida Fikrad,ujeedkuna Waa Guul,Waddada Waa Dedaal,Halbeegana Waa Samir  Haka Baqin Hanaka Walwalin inaad Weysid Shaqsiyo Aad jeceshahay , Waayo Geedkaba Sannad Waliba Waxa Uu Dhumiyaa Caleentiisa. 
  19. Waxaad Qabsan Karto Shaqsiyaad Haka Sugin, Waxaad Sameeyn Karto Shaqsiyaad Haku Xirin Dhaqaaq oo Sameey Hana Ka Caajisin Yoolkaaga. 
  20. Iska ilaali Facil Saameeyn Xun Ku Yeesha Tagtadaada iyo Tubta iyo Tisqaadka Taariikhdaada. 
  21. Maxay Doqoni is badashay , Maxay Doorkeeda Dayacday, Maxay Danteeda Dafirtey, Maxay Diihaalka Gaajada Maxay Danteeda Uga Dhex Arki weysey. 
  22. Inaad Gabdho Badan Ku Fakarto Waxaa Ka Haboon, in Ay Gabdho Badan Kaa Fakiraan. 
  23. Si Aad Wax ubarato oo Aad usugto Waxbarashada Waa inaad Bulshada Lawadaagtaa , Sababtoo Ah Lama Wadaagi Kartid Bulshada Waxa Aadan Aqoon ulahayn. 
  24. Mid Waliba oo iyaga Kamid Ah Wuu Ku Dhaleeceynayaa Wuu kaa Soo Horjeedaa Hadalkaadana Khalad buu Ka Fahansanyahay Aragtidaada Waa Diidanyahay Hadane Markaad Guuleeysato Waxay Soo istaagayaan Garabkaaga Si Ay Faraxada Kuugu Hambalyeeyaan Sababtoo Ah iyagu Waa Bani,aadam iyagu. 
  25. Ha isku Dayin Marka Kowaad in aad Saaid uwanaagsanaato Waddada Raac Dedaalka Wad Waxa Kula Haboon Gudbi Wanaaga Asigaa imaanaya. 
  26. Quruxda Gabadha Waa Dhoolacadeynta, Astaanteyda Waa Xijaab, Qalbigeedana Waa Mid jilcan, Marna Waa Hooyo, Marna Waa Walaal, Waa Mid Naxariisteeda Ay Hilow uqabaan Dhamaan Noolaysha oo Dhan. 
  27. Waalsheydiyeey Kobci Garaadkaaga oo Kor uqaad, Qiimahaaga Kukalsoonaaw Naftaada oo Ka Roonaaw Asaagaaga Yeelo Xirfad Qurxoon oo Bulshada Ubaahantahy Hami Sare Heebad Dumarnimo Qurux Haween Sharaf Marwo iyo Halku Dhig islaanimo. Micnaha Ah Dumar Wey jelcanyihiin Waxaa Loola jeedaa Wey Naxariis Badanyihiin Wey Nugulyihiin Wey Dhimrin iyo Qadarin Badan Yihiin. 
  28. Mida Adkeeyso Xiriirka Rabigeeda Xariga Ninkeeda ilaaliso Farjigeeda Baarinimada Waalidkeeda Naxariista Caruurteeda iyo Xaqdhowrka Dariskeeda Taasi Ayaa Ah Midii Heshay Guusha iyo Gobonimada Nolosha. 
  29. Guushu Waa Helida Waxa Aad Ku Taameeyso, Rajeyneeyso in Aad Gaarto, Jeclaaneeyso in Aad Mar Uun Aragto, Qorsheeyneyso Waddooyinkeeda, Mida Ugu Weyna Waa Lakulanka Rabigaaga Iyo Galida Jannada. 
  30. Haweeyneyda Waa Lamaanaha Ninka, iyo Mida Sabarsiisa Waa Hooyada , iyo Mida Unaxariisato Dhalaan Kasta Waa Walaashaa oo Garabkaaga Ah. Waa Gabar Waa Qof Caadifad jilcan oo La Doonaayo in La ilaaliyo Sharafteeda. Waa Habaryar oo Ah Hooyada Labaad , Waa Eedo oo Ah Aabe oo Dumar Ah, Waa Ayeeyo oo Dhimrin iyo Naxariis iyo Talo Badan, Dumaraw Ka Taxadara Qiimahiina ilaaliya Naftiina oo Xaqdhowra Shaqsiyadiina.
  31. Mid Waliba oo iyaga Kamid Ah Wuu Ku Dhaleeceynaa ,Wuu Kaa Soo Horjeedaa Hadalkaadana Qaladbuu Ka Fahansanyahay Aragtidaadana ,Wuu Diidanyahay Hadane Markaad Guuleeysato, Waxay Soo isataagayaan Garabkaaga Si Ay Farxada Kuugu Hambalyeeyaan Sababtoo Ah iyagu Waa Bani,aadam Caadifad Badan. 
  32. Hiigsi Lahaaw oo Hiilkaada iyo Himiladaada Kunidaami Habka iyo Haldoorkaaga.
  33. Siinta Garta Shaqsi Ku Haboon Waa Garashada Goaan Qaadashada iyo Goynta Garta. 
  34. Hadafku Waa Guul Go,aanku Waa Gaaris Geesinimadu Waa Heebad Shaqsiyeed Halabuurku Waa Hibo. 
  35. Qadari Qiimahaaga Qiimeey Qaabkaaga Dhankastaba Ha Ahaatee. 
  36. Geesiga Gartiisa Wuu Qataa Guntina Gacan Ayuu Ku Qabsadaa. 
  37. Si Xun ufakar iyo Seeta Dheereyso Siyaasad Ma Aha 
  38. Haku Kadsoomin Yadadiilada Bal Cabir Garaadkaaga iyo Habfakirkaaga Shqsiyeed. 
  39. Hadalka Kan Ugu Murtiyeysan Waa Waxqabadka Wanaagsan
  40. Hadafku Waa Guul Go aanku Waa Gaaris Geesinimada Waa Heebad Shaqsiyeed Hal Abuurku Waa Hibo. 
  41. Maskaxdaadu Waa Hogaaminta iyo Keeydinta Ha Abuurada indhahaaga Waa ilays Noqodka Afkaartaada. 
  42. Socodku Waa Halgan Kartidu Waa iska Keenis Go,aankuna Waa Qaadasho Hadafkana Waa Ka Dhabeyn.
  43.  Udaa Sheey Waliba Sida uu yahay Maxaa yeelay Wax waliba waxay Leeyihiin Waqti ugaar ah.
  44.  Hadalka Wuu kala Mudan yahay intaadan Hadlin Qiimey 
  45. Guusha Mahan Dadaal oo kaliya Balse Waxaa lasocdo wax Lagu Magacaabo Samir. 
  46. Nolosha Markaad Dhaxmushaaxdo oo Aad Laqabsato Marba jawi ayee kutustaa oo Casharo kaladuwan Baad ka Qaadataa 
  47. Geesiga Dhabta ah Waa kan Naftiisa Ka Adkaada Runtana usheego. 
  48. Mararka Qaar Waxaa Suurto gal ah inaad isbadasho Balse ma aha inaad is Dhiibto
  49. Jawiga Cimilada iyo Nolosha Bani, aadamka Wey isku Dheelatiran yihiin Hadii aysan isku Dheela Tirnaan Lahayn Waxaa Adkaan lahayd in lagu Nolaado Wax waliba Waxay ku fiican yihiin isku Dheela tirnaan Labada Dhinac. 
  50. udaa sheey waliba Sida uu yahay Maxaa yeelay wax waliba Waxay Leeyihiin isbadal Waqtiyeed.
  51. Haweenku waa Halxiraalaha Nolosha.
  52. Dadku Waa isku jinsi Waana kala Dhaqan. 
  53. Halganka Kowaad Ee Noloshaada Waa inaad Naftaada usameeysaa Maamul Dhismeed iyo Maareynta Waqtiga. 
  54. Mararka Qaar Hadalka kan ugu Adag Waa kan ugu Murtiyeysan. 
  55. Hadalka Xuruufta Waa ka Siman yahay Balse isku Macno Ma aha. 
  56. Suurta Gal Maha Dayax inaad Aragto Maalinkii Sidoo kale Asxaabta Qaarna Waa Sidaa oo kale isbadalka Waqtiga Waa u Astaan. 
  57. Kalsoonida Waa Hogaanka iyo Hayaanka Qofka.
  58. Qaladaadka Ugu Saameyta Badan Waa kuwa ugu Muhiimsan ee wax laga Barto. 
  59. Waxii Qurxoon Qalbiga Wuu jecelyahay, Waxii Aragti wanaagsan Leh indhahey uroon Yihiin, Waxii udgoon Sankey uroon Yihiin, Dumarna Ku Digasho Ma Ahan Ee Waa udiirnaxasho Naxariis iyo Hadal Wanaagsan oo Qalbi Taabat Leh. 
  60. Nolosha Wey Safxado Badan tahay Safxad Waliba Waxay Leedahay Nidaam iyo Caado ugaar ah.
  61. Nolosha Waa Macalin Anagana Waxaa Nahay Arday 
  62. Hab Guud ufakir Qeyb Gaar ahna Ka Qaado. 
  63. Geesiga Gartiisa Wuu Qaataa Guntina Gacan ayuu ku Qabsadaa. 
  64. Hadii aad Rabto inaad Ahaato Mid Marwaliba Loo Bahan yahay Ahaw Mid Dadka ka Duwan.
  65. Nolosha Markii ay Dhadhan yeelaneyso Waa markii aad Tahay Qof Daacad ah. 
  66. Fakirkaaga Guud Go,aankaaga ayuu Mideeyaa. 
  67. Hadii aad Barato Cilmi Nafsiga Waxaad Noqoneysaa Qof Xakameysan oo Hal Adag.
  68. Waxaad Maleysataa Maladaadu Tahay Ee Maankaaga Ma Huraan Manfac Wannaagsan uga Dhig
  69. fakirka iyo Hal adeega Qof Ragga Ah Waxay kor uqadaan kartida iyo Hogaanka Shaqsiyadeed.
  70. jawiga Dagan iyo Neecaawda Qurxoon Waxay kaa Dhigaysaa Qof Hawo Saafi ah Qaato. 
  71. Muhiim ma aha inaad Hadasho Balse Waxaad ku Hadli kartaa Hadal Qiimahaaga kor uqaadaya Sidoo kale Cadeeynayo ujeedaaga. 
  72. Sameyso Jadwal Joogta ah si aad ugaarto Yoolkaaga una Xaqiijiso Guul La Taaban karo. 
  73. Dadbuu Damaca Doqon ka Dhigaa Qab Weynida Ay Qaabdaro ka Dhigtaa. 
  74.  :ujeedkaaga Cad iyo Aragtidaada Fog Waa jaranjarada Kowaad Ee Guusha. 
  75. Shaqsiyad Buuxdo ayaa Helli karto Tilmaanta iyo ka Dhabeynta Ahdaafta Guud ee Cilmiga iyo Aragti uyeelashda fahanka Guud iyo Dhuuxa Qoraalka. 
  76. Dhawr Qiimahaaga oo Adkeey Qaayahaaga Shaqsiyadeed. 
  77. Qadari Qiimahaaga oo Qiimey Qaabkaaga Dhan kastaba Ha Ahaatee. 
  78. Nolosha Wey Qurux badan tahay Markaad Heshid Guud Ahaan Shaqsiyadaada.
  79. Aqoonta Waxay Saameysaa Garaadka Qofka. 56 Xikmaduna Waxay ka Turjuntaa Waqtiga iyo Saameynta Xiliga 
  80. inaad Tabaaleysato Tubtana Aad ku Toosto ayaa Tusmo kuu ah. 
  81. Maskaxdaada Waa inaad Gubtaa Si aad uhesho fakir SaLiim oo Waxtar Leh. 
  82. Hadaf iyo Hormar Hiigsi iyo Hal abuur Hagaajin iyo Horiusocod. 
  83. Waxay Doqomadu ku farxi jireen Caaqiliintana ay Ku Qosli jireen ayaa Xikmad Noqotey Waqtigaan. 
  84. Gaf ugu Xun Waa kan Markii laguu Sheego Aad u Aragto inaad ku saxsan Tahay. 
  85. Haku mashquulin fikrada ah inaad Dadka Qanciso Balse ka yeel Naftaada mid Qanacsan oo faraxsan Dadka iyagaa ahaadoona kuwa ku Qanco Waxtarkaada iyo Waxqabadkaada Guuleystey.
  86. Guusha Wey Fududahay Fikirkeeda Weyna Adagtahay Qabashadeeda Weyna Saameyn Badantahay Natiijadeeda. 
  87. Dhawr Qiimahaaga oo Adkeey Qaayahaaga Shaqsiyadeed. 
  88. Qadari Qiimahaaga oo Qiimey Qaabkaaga Dhan kastaba Ha Ahaatee. 
  89. Nolosha Wey Qurux badan tahay Markaad Heshid Guud ahaan Shaqsiyadaada.
  90. Aqoonta Waxay Saameysaa Garaadka Qofka Xikmaduna Waxay ka Turjuntaa Waqtiga iyo Saameynta Xiliga. 
  91. inaad Tabaaleysato Tubtana Aad ku Toosto ayaa Tusmo kuu ah. 
  92. Quruxda iyo Halbeega Hadafkiyo Hilawsiga Hiigsigiyo iyo Hal Abuurka Hormar wacan Hadaf Dheer iyo aragti fog.
  93.  Haku kadsoomin Hankaaga oo Abuur Yadadiilo. 
  94. isqabqabsiga iyo Qaab la,aanta Qurunka iyo Qabyaalada Qabiilku Ma Qaran baa Qabyaaladu Ma Qeybsanbaa.
  95.  Muuqashada oo Kaliya Muhiim ma aha Balse Waxaa Muhiim ah Saameyntaada Shaqsiyeed iyo Helida Aragti. 
  96. Aduunyada Waa Tagtooyin Tagay iyo Tusmoyin Aan La Tirsan.
  97. Hadalka Kan Ugu Murtiyeysan Waa Waxqabadka Wanaagsan 
  98. Haku Kadsoomin Yadadiilada Bal Cabir Garaadkaaga iyo Habfakirkaaga Shqsiyeed. 
  99. Guusha Wey Fududahay Fikirkeeda Weyna Adagtahay Qabashadeeda Weyna Saameyn Badantahay Natiijadeeda. 
  100.  Jihada iyo jidka Waa Ku jihaysaa Jabad Wanaagsan iyo jawlo Qurxoon. 
  101.  Safka Wanaagsan iyo Siraadka Qurxoon Waa Sir Cajiib Ahoo iyo Sawd Lahubo Mar Uun Laga Sal Gaari Doono. 
  102.  Hiigsi Lahaaw oo Hiilkaada iyo Himiladaada Ku Nidaami Habka iyo Haldoorkaaga. 
  103.  Siinta Garta Shaqsi Ku Haboon Waa Garashada Goaan Qaadashada iyo Goynta Garta
  104.  Hadafku Waa Guul Go,aanku Waa Gaaris Geesinimadu Waa Heebad Shaqsiyeed Halabuurku Waa Hibo. 
  105.  Socodku Waa Halgan Kartidu Waa iska Keenis Dadaalku Waa Hawl Go,aan Qadsahadana Waa Halbeeg. 
  106.  Hadafku Waa Guul Goaanku Waa Gaaris Geesinimada Waa Heebad Shaqsiyeed Hal Abuurku Waa Hibo. 
  107.  Maskaxdaadu Waa Hogaaminta iyo Keeydinta Ha Abuurada indhahaaga Waa ilays Noqodka Afkaartaada.
  108.  Socodku Waa Halgan Kartidu Waa iska Keenis Go,aankuna Waa Qaadasho Hadafkana Waa Ka Dhabeyn. 
  109.  Kafagaw jahwareerka Kuna Adkeeyso Go,aankaaga Hana Ka Tagin Haldoorkaaga Shaqsiyadaada iyo Heebadaada Qofeed. 
  110. Saaxiibtinimada Ma Ahan oo Kaliya Ruuxa Kula joogo Ee Waa Qofka Ku Garab Taagan jecel Homrarkaaga Kula Xaliyo Mas,alooyinka Nolosha. 
  111.  Hami iyo Waxqabad oo Aad La imaato Ayaa Ah jaranjarada Guusha iyo Raad Suuban. 
  112. Jihada iyo jidka Toosan Waa Ku jiheeysaa Jabad Wanaagsan jawi Cajiib Ah iyo jawlo Qurxoon.
  113. Safka Wanaagsan iyo Siraadka Qurxoon Waa Sir Cajiib Ahoo iyo Sawd Lahubo Mar Uun Laga Sal Gaari Doono. 
  114. Ku Sumanaw Qofnimadaada Fikir joogta Ah Fahan Xirfadeysan iyo Fudeed Yar. 
  115. Lagama Yaabo inaad Guuleeysatid Adiga oo Aan Heysan Qeyb Kamid Ah jaceylka Qurxoon Ee Maxabada iyo Kalgacalka Kudhisan Ee Hooyo Macaan. 
  116. Dhalaan Kastoo Nool Ama Guul Gaaray Nolosha Wax Micno Leh Kusoo kordhiyey, Ama Magac iyo Mansab Yeeshay Ama Kaalin Bulshada Ugu jira Waxa Uu Wax Ku Yahay Waa Hooyo Macaan . 
  117. Insaanka Ama Bani,aadamka Waa Noolaha Kaliya Ee Noolaan Karin Xanaaneynta Hooyo Macaan La,aanteeda .

0 Comments