Xikmadaha Dumarka

 

  1.  :Walaal Qadari Qiimahaaga Qiimeey Qaabkaaga Dhankastaba Ha Ahaatee jirkaaga Suuban Suuradaada Wannaagsan Quruxda Alle Tallagalay Miyaad Kheyrkaaga La Qeybsaneysaa Waa Qab iyo Qaabdaro Aad Kheyrkaaga Kaga Haridoonto. {{Gureey_Xikmadle }} 
  2. Dahabka Waxaa Lagu Tijaabiyaa Dabka , Dumarkana Waxaa Lagu Tijaabiyaa Dahabka , Raggana Waxaa Lagu Tijaabiyaa Dumarka. 
  3. Dumarka Waa Sida Dabka oo Kale Hadii Ninka Uu Garto Sida Loo Qabsado Wey iftiimisaa. 
  4. Gabadha Quruxdeeda Waa Xirmid iyo Xardhida Xijaabka Wannaagsan Hadii Ay is Qaawinta Ay Qurux Tahay Daanyeertaa Noqon Lahayd Mida Ugu Quruxsan Kheyrkaaga Waxaad Ku Dhaaftaa Xiskaagana Ku Wannaagsanyahay Xishoodkaagana Ku Wacanyahay Asturka Wannaagsan {{Gureey_Xikmadle }}
  5. Gabadha Waa Sida Qaxwaha oo Kale Hadaad Muhiimad Siinweydo, Wey Qaboobi Xitaa Dareemaheeda.
  6. Ninka Gabadha ula Dhaqmo Sida Boqorada oo Kale, Xaqiiq Waxa Uu Kusoo Barbaaray Gacanta Boqorad Kale. 7
  7. Gabadha Quruxda Badan Ninka Waxay Soo jiidataa Saacado, Laakiin Gabadha Wanaagsan Waxay Saameeysaa Noloshiisa oo Dhan. 
  8. Dayaxa Dadka Ayaa Madaxooda Kor uqaada Si ay u Arkaan, Qiiquna Ama Qaaca isaga Ayaa Kor isku Qaada Si ay Dadku U Eegaan Waxaana La Tusaale Ah inaanta Qaawan Ee jirkeeda Soo Bandhigtey, iyo inanta Xijaaban Ee jirkeeda Qarsatey.Hadii ay inantu is Asturto Dadka Ayaa Kor uqaaadaya Madaxooda Si ay u Arkaan,Hadiise Ay is Qaawiso oo jirkeeda Banaanka Soo Dhigto Waa Qaaca isku Muujinaya Si ay Dadka U Eegaan Xataa Midka Eega Asiga oo iska Babinaya Ayuu Dhaafaa. 
  9. Ninbaa Waxa Laweydiiyey Maxaa Ku Waanin Lahayd Wiilkaaga Markuu Guursado.Waxa Uu Yiri:Wiilkaygow “Gabadhaani Waxa Ay Kasoo Tegtey Aabaheeda,Hooyadeeda, Walaalkeeda, iyo Walaasheyda.Adiga Ayeena Kuu timid –Ha liidin ,Ha Duleynin oo unoqo Wax Waliba. 
  10. Walaashey, Waqtiga Hadii Uu Dheeraado Waa jeceylkeyga.Waa Saaxiibta igu Dhow Xiliga Murugada iyo Farxada,Waa Halbowlaha Hadii Uu Qalbiga Dhaawacmo,Waxaaba Moodaa in Loo Abuuray in Qalbigeyga Dhameeystirto.
  11. Marka Uu Qofka iska Waayo Hibo Caqli Uu soo Bandhigo, Waxa Uu iska Daydayaa Hibo jireed oo Uu soo Bandhigo. 
  12. Gabdhuhu Waxa Ay Aduunka oo Dhan Ka Dalbadaan Nin Uun, Marka Ay isaga Helaana isaga Ayee Wax Waliba Kadalbadaan. “William Shakespear “ Gabadhu Waxa Ay Marka Hore Wax Ka jeclaataa indhaheeda , Kadib Qalbigeeda , Kadibna Caqligeeda. “William Shakespear “
  13. Naftaada Bar Sida Wax La isku Mooganeeysiiyo oo La isku Dhaaafiyo, Hadal Kasta oo Aad Maqashaa Ujawaabid uma Qalmo‟e “William Shakespear “
  14. Gabadha Maamuuska Lehi Waxay Soo Saartaa Nin Maamus Leh, Gabadha Garaadka Badani Daneyntiisa Ayee Kacisaa, Gabadha Qurxoon Kaliya Waxa Ay Galisaa Ninka Soo jiidasho , Balse Gabadha Naxariista iyo Naruurada Leh Ayaa Nin Muhiimka Ah Ugu Dambeyntii Hanata oo Daanshoota. “William Shakespear
  15. Quruxda Hantiiluhu Waa Deeqsinimo, Quruxda Saboolku Waa Qaneeco,  Quruxda Gabadhu Waa Dhowrsooni. “William Shakespear “ 
  16. Gabadha Seddex Arin Ayaa Maamus uyeela Waana Anshax , Aqoonta , iyo Akhlaaqda Suuban. “William Shakespear “ 
  17. Aduunyada Waa Qalbiga Ninka ,Qalbiga Gabadhani Waa Aduunyada , Sidaa Awgeed Gabadhu Waxay Wax u Aragtaa Si Qoto Dheer , Ninkuna Si Xeel Dheer. “William Shakespear “ 
  18. Hadii Aad Gabar jeclaato Arki Meysid , Sababtoo Ah jaceylku Waa indhoole. “William Shakespear “ 
  19. inanta Kulankeeda Ugu Horeeya jaceylka Kuugu Sheegta , Waxay Kaa Tageysaa Xataa iyada oon Ku Macsalaameyn. “William Shakespear “ 
  20. Marka Ay Gabadhu ooydo Ayee Ninka Awoodiisa Burburtaa. “William Shakespear “ 
  21. Hadii Aad Dooneyso Gabar jaceylkeeda Waa inaad Waalideeda udulqaadataa oo Xamishaa. “William Shakespear “ 
  22. Marka Ay Gabadha Xanaaqdo Waxay Dhumisaa Rubuc Quruxdeeda, Haaf Dumarnimadeeda, iyo Guud Ahaan jaceylkeeda. 
  23. Markaad Gabar Lahadleeyso Aad u dhageeyso Waxay indhaheedu Leeyihiin .
  24. Waxaan Kaaga Digayaa inaad Been usheegto Dumarka , Waayo Waxay Leeyihiin Awood Cajiib Ah inay Ogaadaan Runta iyo Awooda Kasii Badan inay Qariyaan Runta inay Ogaadaan. 
  25. Aamusnaanta Gabadha Waa Fariin Digniin Ah Ay udireeyso Ninka Taas oo Ah inay Ka Tuureeyso Qalbigeeda. 
  26. Naxariista Gabadha Waxay Ka Awood Badan Tahay Xoogga Ninka. 
  27. Gabadha Waxkasto Waa Ay usameeysaa Ninka Ay jeceshahay,Laakiin Hadii Ay Ka Shakido jaceylkiisa Muhiimad Ma Siiso. 
  28. Yaa Yiri Dumarka Ra,yi Malaha ? Dumarka Maalin Kasto Waxay Leeyihiin Ra,yi Cusub. 
  29. Ixtiraam Gabadha Ama Uga Tag Kan Kaa Ragganimo Badan. 
  30. Gabadha Waxay Noqotaa Hooyo Marka Ay Waxjeclaato, Ma ahan Kaliya Marka Ay Wax Dhasho. 
  31. Dumarka Ninka Ay Wax Lawadaan Waxa Uu Noqdaa Halyeey,Kii Ay Lug gooyo Ladoonaan Kama Badbaado. 
  32. Dumarka Sidoodaba Waa Labo Arimood:- in aad usamirto Ama Aad Ka Samirto. 
  33. Aduunyadu Waa Qalbiga Ninka, Qalbiga Gabadhuna Waa Aduunyada Sidaas Awgeed Gabadhu Waxay u Aragtaa Si Qoto Dheer , Ninkana Si Xeeldheer.
  34. Saamaxaada iyo Cafisku Waa Deeqad Ugu Weyn Ee Uu Bixin Karo Qofka Dulmani, Gafka iyo Dulqaadkuna Waa Miraha iyo Dhaxalka Ugu Xun Ee Uun Keydsan Karo Qofka Dulmi Falaha Ahi. “Abwaan Laabsaalax “ 
  35. Habalaha Waxaan Leeyahay Naftaada in Aad udoorto Nin Qurux Badani, Waxaa Ka Wanaagsani in Aad ubadkaagada Aabo Wanaagsan udoorto. “Abwaan Laabsaalax “ 
  36. Beenta Waa Ay Sahlantahay , Laakiin Xaqiiqda in Lasheego Waa Ay Adagtahay.
  37.  Cudurdaarshada Waa Ay Fududahay, Laakiin Daacadnimau Waa Mid Qaaliya.
  38. Inaad Qof jeclaato Waa Dhamaan inaad Aqbasho Waxa Qofkaasi Uu Yahay Ha isku Badalin Qofkaasi Qofkii Uu doono Ha Ahaadee Qofka Ku jecel Kuma  Badalaayo Balse Waxa Uu Kaa Dhigaya Mid Kawanaagsan Sidii Hore.
  39. Haweyneyda Mida Ugu Wanaagsan Waa Mida Dheereysata Aamusnaanteeda iyo Samirkeeda, Sidoo Kale Farxad Galiso Bulshada. 
  40. Haweyneyda Mida Ugu Doqonsan Waa Mida Qurxiso Wajigeeda , Xumeeysana Ficiladeeda. 
  41. Farxadu Waa Sida Balanbaalista oo Kale, Hadii Aad Daba orodo Wey Carareeysaa, Laakiin Hadii Aad ufariisato oo Gacanta Aad uraaraciso Weysoo Dageeysaa Waxayna Dul imaaaneysaa Gacantaada, Hadaba Wax Waliba Ka Yeel Qadarka Qiimahooda 
  42. Hadey Sharaf Wannaagtahay Quruxi Wax La Tilmaamo Tahay Asturnaana Ay Heybad Tahay Ruux La Dugaashadoo Dhibta Aan Lagu Fiirsan Waxaan Ku Qeexi Lahaa Gabadha Dhowrsoon Ee Muslimada Ah. {{Gureey_Xikmadle }} 
  43. Walaasheydiyeey Kobci Garaadkaaga oo Koruqaad Qiimahaaga Ku Kalsoonaaw Naftaada Unaxariiso Danyarta oo Karoonow Asaagaaga. 
  44. Cadaantu Kama Turjumeeyso Qurux, Midowgana Kama Turjumaayo Foolxumo, Sababtoo Karfantu Wey Cadahay Waana Mid Laga Baqo, Kacbaduna Wey Madowdahay Waana Mid jecelyahay. 
  45. Mid Waliba oo iyaga Kamaid Ah Wuu Ku Dhaleeceynayaa Wuu Kaa Soo Horjeedaa Hadalkaada Qaladbuu Ka Fahansan Yahay Aragtidaada Wuu Diidanyahay Hadane Markaad Guuleeysato Waxay Soo istaagi Doonaan Garabkaaga Si Ay Kuugu Hambalyeeyaan Sababtoo Ah Waa Bani,aadam. {{Gureey_Xikmadle }} 
  46. Micnaha Ah Dumarka Wey jilcanyihiin Waxaa Loola jeedaa Wey Naxariis Badan Yihiin Wey Nugulyihiin Wey Dhimrin Qadarin iyo Soo Dhaweyn Badan Yihiin 
  47. Yeelo Xirfado Ay Bulshadu ubaahantahay Hami Sare Qurux Haween Sharaf Marwo Iyo Halku Dhig islaanimo 
  48. Hadii Ay Dumarnimo Tahay isqaawin Daanyeertaa Ahaan Lahayd Mida Ugu Dumarsan 
  49. Kasbo intaad Awoodid Bixi intaad Awoodid  Keydso intaad Awoodid 
  50. Guurku Waa Calaf Dabeecadu Waa Dahab Xishoodku Waa iimaan Jaceylku Waa Nasiib Samirku Waa Dulqaad Wannaagu Waa Qaadi Isfahanku Waa Muhiim Xanaaqu Waa Ciil Faraxadu Waa Qosol Noloshuna Waa Intaa
  51.  Qofku Aaminay Ha Qayaamin, Qof Kasta Ha Aaminin, Qof Kasta Haka Shakin , Qof Walibana Qalbigaaga Hasiinin, Qof Aan Tukan Ha Dhaweysan, Qofkii Ku jecelna Hubi oo Waqti Sii, Qof Kugu Sir Qarsaday Sirta Haka Faafin, Qofkii Alle Ku Xasuusiyana uduceey. 
  52. Qofka Waa in Uu Leeyahay Hubsasho Lama Qaato Wax Waliba oo Aad Maqasho 78 Caqligaaga Soo Mari Waxaad Afka Ka Sheegeeyso Waxii Aan Muhiimka Kuu Ahayna Laguma Meeyreeysto Micnana uyeel Noloshaada Adiga Ayaa Ku Sugeeysaa Joogtey Dadaalkaaada Waa Mid Laga Mamaar Maan Ah 
  53. Inta Aad Nooshahay Caqli Adeegso, Hana umaleeynin Dadkoo Dhan Dabaalo, Waxa inta Aadan Sameeyn Hubso, Qofkii Kusiiyaa Caano Marna Ha Ugu Badalin Caano Ee Madaxa Sare Saaro, Ee intaa Nooshahay Waxbaro Ee Buug iyo Qalin Qaado Maal iyo Shaqo Raadso, Nolosha Dambana Ka Dhigo Raaxo, Haduu Dhib Ku Gaarana Ka Kabso. 
  54. Anigu Waxba igama Galin Cid Waliba oo Aamusnaanateyda U Aragta inay islaweyni iga Tahay , Sababtoo Ah Anigu Leyma Abuurin inaan Qanciyo Dad Kale Waxay iga Aaminsan Yihiin. 
  55. Quruxda Gabadha Ma ahan Dharka Ay Xirantahay , Sida Ay U Egtahay, Ama Sida Ay Timaheeda ushanleeyso. 7
  56. Gabadha Waxay Noqotaa Hooyo Markey Wax jeclaato,Ma aha Kaliya Markey Wax Dhasho. 
  57. Dumarka Sidoodaba Waa Labo Arimood : inaad Usamirto Ama Aadka Samirto.
  58. Gabadha Ninka Ay jeceshahay Waxkasto Wey Usameeyn Kartaa ,Laakiin Hadii Ay Ka Shakido Jaceylkiisa Muhiimad Ma Siiso. 
  59. Gabadha Wey Ku Cafineeysaa Hadii Aad Dulmido , Laakiin Kuma Cafineeyso Hadii Aad Muhiimad Siin weydo.

0 Comments